Contact us

 

 

 

 

1-waa inuu somali yahay

2-waa inuu ka weyn yahay 18 jir.

3- qofka kasta oo tartanka ka qeyb galaya waxuu bixinayaa Fee us

4-waa in uusan ka tirsanaan jirin kooxahii fanka qaranka

hadiise uu horey barnaamijkii heesha hirgaley uga qeyb galey

oo koox uusan ku biirin tar-tankan waa ka qeyb geli karaa.

5-qofkii aan deganeyn goobta tar-tanka lagu qabanayo oo ah minesota waxaa loogu tala galay in uu bixiyo qidmad dhan fee us taasoo loogu tala galey in mudo laba todobaad ah uu helo jiif.cunto.gaadiid looga soo qaado airport,ka laguna celiyo,iyo koox muusiga u garaacda oo u diyaar ah.

6-hadii uu ka been sheego taariikhdiisa fanka oo uu qariyo inuu koox ka tirsanaa lana soo ogaado waxuu

luminayaa qidmadii uu horey u bixiyey isla markaana tar-tanka kama qeyb galayo.

7-qofka tar-tamaha ah 48 saac guduhood ayuu ku codsan karaa in loo celiyo qidmadiisa waxuuna luminayaa fee dolar us iyo lacagta loogu soo dirayo.

8-qof kasta oo tartanka ka qeyb galaya waa in inta ka horeysa bisha may-31 2008 uu buuxiyaa

dhamaan sharuudaha looga baahan yahay,lagamana aqbali doono waxii taariikhda aan kor ku soo xusney ka dambeeya.

9-tar-tamayaashu waa iney waqtiga ilaaliyaan,qof kastana waa in saacad ka hor uu ku sugnaadaa

goobta tartanka uu ka dhacayo.

 

10-waa iney ilaaliyaan nidaamka iyo jawiga goobta tar-tanka uu ka dhacayo.