|
|
|
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Waxaa dhamaan dadweynaha soomaliyeed ee fanka jecel kuna nool waqooyiga mareykanka loogu bishaareynayaa in la qaban doono barnaamijkii xiisaha lahaa ee heesaha hirgaley laguna qaban doono magaalada minneapolis gobolka minesota.
|
|---|